x
Beesha baadacad

Beesha baadacad

saraakiisha waxgaradka beesha baadacada Shirkan oo ka socday Muddo afar maalmood ah Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka soo qeybgalay Siyaasiyiinta, Qurba joogta, Waxgaradka, Hogaanka dhaqanka, Dhalinyarada, Haweenka iyo Ganacsatada Beesha Baadicadde waxaa si weyn loogu hadlay shirka maamul u sameynta Gobolada Hiiraan iyo shabeelaha Dhexe iyo aayaha xaladda SomaliyaShirkaan...

Continue Reading
x

Ciidamada amisoon marka dad kulaay

amisoonWararka ka imaanaya Magaalada Marka amisoonee Xarunta Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in Ciidamo katirsan AMISOM ay saakay dad badan oo shacab ah ku laayeen xaafado katirsan Magaalada Marka . Goobjoogayaal ayaa ku waramay in Ciidamada AMISOM qarax lagu weeraray, waxaana qaraxa kadib ay Ciidamada AMISOM ay fureen rasaas badan, waxa ayna Ciidamada...

Continue Reading
x
gawaarida gaashaaman

gawaarida gaashaaman

(Läs mer…)

Continue Reading
x
ragii laay caruurtii bakistaan

ragii laay caruurtii bakistaan

Warbaahinta Caalamka ayaa soo bandhigtay Sawirada Lix nin oo la rumeesan yahay in iyagu ka dambeeyeen Weerar maalin kahor lagu qaaday Iskuul ay maamulaan Ciidamada Milatariga Dalka Pakistaan kaa oo kuyaala magaalada Peschawar.

Continue Reading
x
arin  layaab leh

arin layaab leh

Warbaahinta Dalka Kenya iyo kuwa Caalamiga ayaa soo bandhigay Sawiro laga soo qaaday Weerarkii dadka badan ay ku laayeen Dagaalyahanada Al-Shabaab oo saakay aroor hore ka dhacay Meel Qiyaastii 15-km u jirta Magaalada Mandheera. Weerarkan waxaa lagu dilay 36-qof oo Kenyan ah kuwaa oo heesta Diinta Karishtaanka ah, waxa ayna sii daayeen Kooxihii hubeesnaa dadkii...

Continue Reading
x

Qodbadii madax weynaha

Continue Reading
x
G/baarlamaanka

G/baarlamaanka

Guddoomiyaha Baarlamanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari,ayaa si cad caalamka wuxuu uga dalbaday inay joojiyaan faragelinta ay ku hayaan arimaha la xiriira khilaafka Madaxda dowladda  Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari Guddoomiyaha Baarlamaanka dalka Soomaaliya ayaa hadalkaan wuxuu ka sheegay Magaalada Muqdisho, xilli uu Saxaafadda la hadlaayay, waxaana...

Continue Reading
x
qudbadii madax weynaha

qudbadii madax weynaha

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sh. Maxamuud ayaa shir jaraa’id ku qabtay magaalada Copenhagen ee xarunta Denmark oo uu maanta ka furmay shir looga hadlayo dib u dhiska iyo horumarinta Soomaaliya, waxaana qodobbadii uu sida gaarka ah uga hadlay ka mid ahaa, khilaafka siyaasadeed iyo wadahadallada ay dowladdiisu kula jirto Somaliland.   Xasan Sheekh ayaa shirkiisa...

Continue Reading
x
baarlamaanka cusub

baarlamaanka cusub

Continue Reading
x
taariikhda shabeelaha hoose

taariikhda shabeelaha hoose

ida aan beryahaan aragno waxaa soo laalaabanaya dagaalo siyaasadeed oo ka soo cusboonaaday deegaanada shabeellada hoose, iyadoo mar walba la leeyahay qolo ayaa qolo kale ka qabsatay amaba qolo ayaa qolo kale u diidan in ey ka taliso degaankooda. sidaa darteed ayaa waxaa igu dhashay fikir ah bal inaan baaritaan ku sameeyo bal degaankaan taariikhdiisa iyo dadka...

Continue Reading

Smart

https://www.youtube.com/watch?v=K5GtUXN8yK0